Ciyaar aad u adag ayaa hada waxay dhexmaraysaa Xulalka Brazil iyo Mexico koobka Confederations Cup. Hoos kadaawo ciyaarta oo toos u socota.
DAAWO VIDEO: Weerarkii maanta kadhacay xarunta UNDP magaalada Muqdisho
Weerar iyo Qaraxyo ayaa maanta lala beegsaday xarunta UNDP-da magaalada Muqdisho.
DHAGEYSO: Weerarkii maanta kadhacay xarunta UNDP magaalada Muqdsiho
Weerar iyo Qaraxyo ayaa maanta lala beegsaday xarunta UNDP-da magaalada Muqdisho.
Ciidamada Dowlada iyo kuwa AMISOM oo lawareegay deegaano hoostaga Gobo
Ciidamada Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Ciidamada Midowga Afrika AMISOM ayaa lasheegayaa in ay lawareegeen deegaano hoostaga Gobolka Shabeelada Hoose.







