Friday, Nov 21st

Last update05:47:26 PM GMT

RSS
You are here: Bulshada Sheeko Sheeko jacayl ah oo loogu tala galay Lamaanaha isjecel si ay Niyadooda ugu Dajiyaan??

Sheeko jacayl ah oo loogu tala galay Lamaanaha isjecel si ay Niyadooda ugu Dajiyaan??

User Rating: / 144
PoorBest 
iiRoon.comHalkan waxaan idinku soo gud-bin donaa sheeko jacayl ah oo anu ugu tala galnaay lamaha is jecel kuwa is donaya iyo ku wali dufeyska isku jiro waxaynah ku bilabaneysaa sida tan .


The meaning of Love.
(Macanaha jacaylka)
Jacaylku waa shay qaali ah kaas oo ku lamaansan jiritaanka Nolosheena, jacaylku anagaa u baahan asaga Nooma Baahna Jacaylka erayga la dhoho asal ahaan Ahaan bal aan fiirino erayada uu ka soo jeedo iyo saamaynta uu ku leeyahay nolosha aadamiga iyo waxa laga soo gaabiyay

L lack of pleasure
O ocean of sad
V vellay of deeth
E end the live

Hadaba erayadaas waxaa laga soo gaabiyay kalmada inglish ka ah oo Micneheedu yahya jacayl lagana soo gaabiyay erayadaas oo Micnohoodu yahay farax la,aan, bada murugada, Dooxada Quruntay, Dhamaadka nolosha isla markaana waad dareemi kartaa Saamaynta uu ku leeyahay nolosha bilaw – aadanka hadaba kalmada love oo micneheedu yahay jacayl aan fiirino Dhanka Soomaliga waxay la mid tahay iyo waxa laga soo gaabiyay kalmada jacayl

J jawhar
A amakaag
C calaacal
E enfariir
Y yaab
L luul

Hadaba akhriste waad aragtaa qiimaha uu leeyahay jacaylku marba Haduu yahay jawhar marna waad aragtaa dhibaatooyinkiisa marba Haduu yahay amakaag, calaacal. yaab, iyo luul akhrista hada ka Hor ayaa la is weydiiyay waxa uu yahay jacayl waxaana ka Jawaabay fanaan oo yiri WAA MAXAY JACAYL??? waa macaan Ama waa qaraar hadba waa siduu kuu soo maree marka jacaylha Waa run hadba waa siduu kuu soo maro qofka mar waxaa laga Yaabaa In laga waraabinayo labo dhan taas macnaheedu waxaa Weeye Labada qofba ay wada dareemaan jacaylka markaas waa Macaan marka uu qaraarka noqonayana waxaa weeye marka laga Waraabinayo hal dhinac ha ahaado dhanka ninka ama haweenta

Jacaylka waxa uu leeyahay Aabe, Hooyo, Walal, Dad uu jecelyahya, Dad uu necebyahay, Waxyaabo ay wada socdaan, Meel uu Kayimaado, Meel uu dago,Waxyaabo uu Jecelyahay, Waxyaabo uu Necebyahay, bal hadaba aan eegno Waxyaabahaan soo sheegnay Sida ay suura gal u yihiin

Aabihiis -Nasiib
Hooyadiis -calaf
Walaalihiis -dadaal
Dad uu jecelyahay – Ruuxa daacada ah
Dad uu necebyahay – ruuxa aan daacada ahayn
Waxyaabo ay wada socdaan -dookha
Meel uu kayimaado – Dareen uu qofku wax dareemo
Meel uu dago – qalbiga
Waxay wada socdaan — Dookha

Hadaba jacaylaka haduu yahay saas miyuusan la mid ahayn ruuxa Insaankaa oo kale? Jawaabtu waa haah waayo intaasba bilaw Aadanka waa leeyahay!!!

Jacaylku waligiis waa jiray waxaana nahay mataano waxaana ku Kulanaa nolosha, jacaylkU asagaa Nooma baahna ee anagaa Ubaahan, Jacaylka waa wax soo jireen ah ilaa iyo abuurkii xaawo Iyo aadan, Jacaylka kamaan maarano asagana Nagama maarmo

Jacaylka waa cudur dawadiisuna waa qofka aad jeclaatay oo kugu garab istaaga beerana geed laga waraabiyo labada Dhan

waxaa jira dad fara badan oo u dhintay jacayla dadkaas oo ahaa qoomiyado kala gadisan waayo jacaylku mayaqaan da,waqti, madaw iyo cadaan.jinsi midna (waa lax dhukan abaar moog)

dadkaas waxaa kamid ahaa

Laylo
Qays
Cilmi
Hodan
Juuliya
romi
Grendiano

Iyo waliba dad kaloo aad u fara badan oo aanaan halkaan ku soo koobi karin hadaba mucaashqiintaas geeriyootay waxaa hadaladoodii ka mid ahaa JUULI – ( do you keep aware that i abamdone eating, sleeping, relaxing, for sake of your Adore)

ROOMI – ( my love for you has grown deeper and deeper) (my love for you is like ashadow wich never leaves it,s owner

CILMI -Aniguba qadraan soo arkiyo qaararkii hodane in aan eebahay idin qaribin qariya laabtiina anigoon xabaal la igu hamsiin waanan ka harayne haday hawl yaraan idin latahay aniga waa hooge

maqaalkaan kumaan soo koobi karo hadaladoodii ugu danbeeyay kuwaas oo aad ka turjuman karto saamaynta uu ku reebay jacaylku

Farqiga U Dhaxeeya Mucaashiqiintii Danbe Iyo Kuwa Hada Jooga

Dadka jacaylkii waxa ay ka fahmeen qalad waxaana loo turjuntay si aan macquul ahayn kana mamnuucan xaquuqda jacaylka waayo dadka haatan jooga waxay u isticmaalaan jacaylka hab qaldan sida qurux,lacag.qabyaalad,dano gaar ah ilaa dadkii aamineen jacaylku inuu yahay dan gaar ah oo uu yahay Dhalanteed kuwaasna waa Cadawga jacaylka jacaylku waa dahab aan la gadan karin taas waxaa kuu cadaynaysa Nacayb waa la iibsan karaa lakiin jacayl lama iibsan karo

Jcaylka waxa uu leeyahay astaamo lagu garto waxaana ka mid ah

Dhidid
Cuqdad
fakar xad dhaaf ah
Boholyaw
Mashquul fara badan
Qofka oo dhibsada hadalka
U hamuun qabid araga qofkaad jeclayd
Tarsaas magaca qofkaad jeclayd
Cunada oo kaa xiranta

Danaynta qof kaaga warama arimaha jacaylka ama xaaladaad ku sugantahay iyo in aad jeclaato buugta iwm ka sheekaysa qisooyinka jacaylka

Riyo iyo qaraw

aniga gaar ahaan jacaylka maan aaminsanayn balse markuu igu dhacay ayaan waxaan ogaaday in uu jiro fadlan hadaadan jacayl waxba ka aqoon ha dhihin ma jiro iyo looma dhinto hadalkayga aan ku soo afmeerayo maqaalkaan aadka u xiisaha badan waxaa weeye

Red is red-red is blood -blood is heart -heart is love -love is life waaxanu intaas ku so afmeereynaa qoramadeenii ehen waa maxaay jaceel ?oo aanu ugu so hadlaynay waxyaabo badan oo ka mid ah jaceelk.waa Abdulakriim Dahir jana gale oo idin leh intaanu mar kale kulmeyno asalam calykum.

Comments  

 
-1 #18 dr jamal 2014-03-22 15:40
Anigu hadaan halo dareenka ama jacaylka aan qubo gabadhaan jeclahay ee deeqa hirsi.
Runtii waa daren aanan awood ahaan ama feker ahaan cabiri karayn waxaan u jeclahay oo ay jidhkayga u dhex qaadaa ruux ahaan sida dhiiga
Quote
 
 
0 #17 sendurdusms 2014-02-22 10:35
You made some decent points there. I looked on the net to learn more about
the issue and found most individuals will go along with your
views on this website.
Quote
 
 
0 #16 urdu jokes 2014-02-22 01:55
First of all I would like to say superb blog!

I had a quick question which I'd like to ask if you don't mind.

I [censored] interested to find out how you center yourself and clear your mind prior to
writing. I've had trouble clearing my thoughts in getting my ideas out.
I truly do take pleasure in writing however it just seems like the first 10
to 15 minutes are lost simply just trying to figure out how to begin.
Any suggestions or tips? Many thanks!
Quote
 
 
-1 #15 Jacayl 2013-12-10 04:05
Marka hore Salaan sare ban idinsalamay, marka xigta waxaan kufaraxsanahay sida ficantahiy uu walaa abdulkariim dahir nogufaa idehey mahadsanid.

Aniga sacadan lajogo jacayl xoogleh ba ihaya gabadha aanjeclahayna waa siddoo kale school ka ma,aado mabaxdo si,an iskulajoogno awgeed haddey aragayga waysana waxmacunto Anna siddoo kale Haddaan arageeda waayo ama aanan codkeda maqlin murugo ayaa iqabata
Muhiimadeydu waa in aan markhaati kanoqon karo jacaylku in uu jiro, ismalahay marnaba jacaylku wuu jira waxaan kudoodijiray in uu jiro xiiso oo uusan jacayl ahay, balse runta Haddaan ogaday oo wu ihayaa jacayl
Quote
 
 
0 #14 jacel quute 2013-10-13 06:01
sheekadaan aad ayey ii taabatay wax badan waan ka faai day
Quote
 
 
0 #13 OMAR ZIAD 2013-07-22 20:52
Quoting OMAR ZIAD:
:zzz :zzz

Marka hore waxaan indin ku salamaya salan fican oo ah deena islam ka ah waxaan ini lee ahay sxb yal asc mu caly kum dhaman din odhan wad ku mahadsaan dihin inta aad ii ogaldeen inan ka hadlo ra igay ka dhinaca jacylka wayo amba waxaan ahay qof uu jacayl hayo mudo lix sano ila iyo imigana wan wada wali hadan gabadh ayan isjecel nahay .Markas waxaan odhani laha jacaylku wa u jiira adunka meelkasta oo qof waliba u joogo marka jacaylku waa shay qali ah halka ibna adanka odhan ee kunol adunkan an jogno.
Quote
 
 
-1 #12 OMAR ZIAD 2013-07-22 20:43
:zzz :zzz
Quote
 
 
-1 #11 ahmed1 2013-06-28 02:18
runtii sxb sheekado aad ayay u macaan tahay mahadsanid
Quote
 
 
0 #10 xabibah cadeey 2013-03-16 14:54
:lol: masha allah jaceylka waa muhim
Quote
 
 
0 #9 ilove you raxiis 2013-02-18 23:36
wll mcn la antaa 0waayee lakiin aniga wali gacayl ima galin akiin ilaahay hakulaqab to wll mcn
Quote
 

Add comment


Security code
Refresh

Box Office 2014
Jai Ho 2014
Happy New Year 2014
Happy New Year 2014
Share/Save/Bookmark