Tuesday, Sep 30th

Last update03:12:24 AM GMT

You are here: The News DAAWO VIDEO: Bacadlaha Xamar Weyne oo dib loo furay

DAAWO VIDEO: Bacadlaha Xamar Weyne oo dib loo furay

User Rating: / 0
PoorBest 

Bacadlaha Xamar Weyne ayaa dib loo furay kadib markii lagu sameeyay dayactir.

Suuqa Bacadlaha ayaa kamid ahaa xiliyadii berisamaadkii mid kamid ah suuqyada waaweyn ee kuyaalay magaalada Muqdisho.

Kadib Burburkii dowladii Milatariga ahayd Bacadlaha wuxuu noqday meel aan lagu ganacsan, waxaana gacanta kuhaayay dad isku xilqaamay in ay badbaadiyaan dhismaha Bacadlaha.

Maamulka G/Banaadir ayaa shaaca kaqaaday in Bacadlaha uu furan yahay Ganacsatadana ay bilaabaan Ganacsigooda. Furitaanka Bacadlaha ayaa noqonaysa fusrsad ay kafaa idaysan karaan shacabka kunool magaalada muqdisho.

Video-ga waxaan kasoo xiganay TALEEFISHINKA QARANKA SOOMAALIYEED·

Iiroon.com kala soco Wararka, Ciyaaraha, Sheekooyinka iyo Bollywood-ka.

Add comment


Security code
Refresh

MujhekucchKehnahai2
MujhekucchKehnahai
Meri Biwi Ka jawab
Meri Biwi Ka jawab
Share/Save/Bookmark