Tuesday, Sep 02nd

Last update07:51:36 AM GMT

You are here: Section Blog Latest Film News Taariikhda Aktarka caanka ah Shahrukh Khan.

Taariikhda Aktarka caanka ah Shahrukh Khan.

  • PDF

Shahrukh Khan waa actor Hindi ah, wuxuu dhashay 2 November 1965, wuxuu  kadhashay famil Muslim ah, Farac ahaan waxa uu kasoo jeedaa Dadka loo yaqaan Pathan ka, ee Asalkoodu yahay Afhaniga ama Afghanistan. Aabihii Taj Mohammed Khan, waxa uu ahaa dadka u dhaqdhaqaaqa xornima doonka Dalka India, Hooyadii waxaa lagu magacaabaa Lateef Fatima.

Shahrukh Khan ama SRK aabihii waxa uu soo degay New Delhi asaga oo kayimid (Qissa Khawani Bazaar) oo kamid ah Peshwar, kahor intaysan ka go in India. SRK waxaa ladhalatay gabar kawayn oo magaceedu yahay Shehnaz. SRK yaraantiisii waxa uu ku biiray (St. Columba's School), waxa uu kamid ahaa ardada ugu fir fircoon ee iskuulka, waxa uu ku guulaystay Abaal marino xaga spirit ka ah. SRK ugu dambayntii waxa uu ku biiray (Hansraj College sanadkii)  1985–1988, waxa uuna ka bartay (Bachelors degree in Economics). Inkastoo Master kiisa uu ahaa (Mass Communications) oo kadhigtay ( (Jamia Millia Islamia), hadana ugu dambaynti waxa uu ku biiray Bollywoodka oo uu actor kanoqday.

Kadib Geeridii waalidkiisa waxa uu usoo guuray Mumbai 1991 kii, isla sanadkaas waxa uu guursaday Gauri Chibber, oo Hindu ah, waxa uuna uguursaday sida Hinduugu isu guursadanaan maadaama uu Muslim yahay. Shahrukh Khan waxa u jooga Wiil iyo Gabar oo uu dhalay, wiilka waxaa layiraahdaa (Aryan), waxa uu dhashay 1997, gabadhana waxaa lagu magacaabaa (Suhana), waxa ay dhalatay 2000. Maadama Shahrukh Khan uu Islam yahay, uuna aaminsanyahay Allah, hadana waxa uu khadariyaa xaaskiisa diinteeda maadama ay Hinduu tahay. Carruurtiisa goorta ay joogaan guriga waxaa labaraa labada diin sida, Quran ka iyo mida Hinduuga.

Shahrukh Khan waxaa sidoo kale lagu magacaabaa (King Khan) ama Boqorka reer Khan. SRK waxa uu sameeyay in kabadan 70 Film. waxa uu sameeyay Filmkiisa ugu horeeyay 1992, waxa uu ahaa (Deewana), SRK waxa uu ku guulaystay 14 Filmfare, 8 kamid ah waxa ay ahaayeen Best Actor ama aktarka ugu fiican xaga jiliinka. 11 kamid ah filimaddiisa waxa uu kahelay in kabadan 1 billion. Waa aktar ka kaliya ee sameeyay 15 film oo Blockbuster ah,.

Filimadiisa sida Dilwale Dulhaniya Le Jayenge (1995), Kuch Kuch Hota Hai (1998), Devdas(2002), Chak De India (2007), Om Shanti Om (2007) iyo Rab Ne Bana Di Jodi (2008) waxa ay kamid yihiin Filimada ugu caansan ee hit ka noqday Bollywood ka, halka Kabhi Khushi Kabhie Gham... (2001), Kal Ho Naa Ho (2003), Veer-Zaara (2004), Kabhi Alvida Naa Kehna (2006), My Name Is Khan (2010) and Don 2 (2011) laga helay lacag aan yarayn.

SRK ma aha kaliya Aktor sidoo kale waxa uu yahay television presenter iyo  Producer. Waxa uu leeyahay laba Shirkad oo kala ah (Dreamz Unlimited iyo Red Chillies Entertainment), waxaa laleh Aktarada caanka ah Juhi Chawla iyo Saygeeda Jay Mehta, sidoo kale waxa ay isla leeyihiin Kooxda caanka ah ee Cricket ka Kolkata Knight Riders.

SRK filmkiisa ugu dambeeyay waxa uu ahaa Don 2, waxaa kahoreeyay Ra One, soo saarida film kaa waxa labilaabay sanadkii 2007, filmkaan waxaa ka qeyb qaatay in kabadan 5000 oo qof oo ka kala yimid India, USA, iyo Italy, waxaa ku baxday sameenta Filmkaan lacag gaaraysa )US$23.75 million).  Ra- One waxa uu ahaa Filmka labaad ee India ugu Qarashka badan sameentiisa.

Shahrukh Khan marka uu sameenayo filimada waxa uu ugu jecel yahay Aktarada kajol mukherjee, waxa ay isla keenayn dhoor film sida Kuch Kuch Hota Hai, kabhi khushi kabhi gham, Karan Arjun, My name is Khan iwm, waxa uu sidoo kale ugu jecel yahay Director/producer ka (Karan Johar) waayo asagaa sameeyay inta badan Filimada uu SRK jilay.

Shahrukh Khan Filimadiisa waxaa kamid ah. (Deewana, Idiot, Baazigar, Darr, Karan Arjun, Dilwale Dulhania Le Jayenge, Ram Jaane, Army, Koyla, Yes Boss, Pardes, Dil To Pagal Hai, Duplicate, Kuch Kuch Hota Hai, Baadshah, Kabhi Khushi Kabhie Gham, Devdas, Kal Ho Naa Ho, Main Hoon Na, My Name Is Khan, Ra.One iwm).

wixii tala ah nala soo xiriir

By.M.  Ahmed

Last Updated on Thursday, 25 October 2012 14:08

Comments  

 
0 #12 iyi avukat 2014-07-25 05:13
I almost never write responses, but I browsed a few of the remarks
here Taariikhda Aktarka caanka ah Shahrukh Khan..
I actually do have a couple of questions for you if you tend not to mind.
Is it just me or do some of the responses appear like they are coming from brain dead folks?

:-P And, if you are posting on other online social sites, I
would like to keep up with anything new you have to
post. Could you make a list of all of all your shared sites like your Facebook page, twitter feed, or linkedin profile?
Quote
 
 
0 #11 ankara matematik ö 2014-07-22 07:24
WOW just what I [censored] looking for. Came here by searching for
iiRoonFilms
Quote
 
 
0 #10 bo?anma avukat? 2014-07-22 00:51
Great information. Lucky me I came across your website by
chance (stumbleupon). I've book marked it for later!
Quote
 
 
0 #9 Aesthetic Medicine 2014-06-11 10:44
hello!,I like your writing very much! proportion we keep up a correspondence extra about your article on AOL?
I need an expert in this house to solve my problem. May
be that is you! Taking a look forward to see you.
Quote
 
 
0 #8 mobiliario de 2014-06-09 02:01
Howdy! I simply would like to offer you a big thumbs up for
your great information you've got here on this post.
I will be coming back to your site for more soon.
Quote
 
 
0 #7 chairs 2014-06-07 10:14
Greetings I am so delighted I found your blog, I really found you by mistake, while I [censored] looking on Bing for something else, Anyhow I am here now and would just like to say thanks a lot for
a tremendous post and a all round entertaining blog (I also love the theme/design), I don’t have time to go through it all at the minute but I have bookmarked it and also added in your RSS feeds, so when I have time I
will be back to read more, Please do keep up the awesome b.
Quote
 
 
+1 #6 pienso perro 2014-06-05 20:51
Hurrah, that's what I [censored] exploring for, what
a data! existing here at this blog, thanks admin of this
web page.
Quote
 
 
-1 #5 silla regency 2014-06-01 19:38
If you would like to get a great deal from this piece of writing then you have to apply such strategies to your won weblog.
Quote
 
 
-1 #4 kin 2013-12-08 08:12
:zzz :roll: :lol:
Quote
 
 
+5 #3 marhan 2012-01-28 10:56
te gek ;-) ;-) ;-) ;-) ;-) ;-) ;-) ;-) ;-)
Quote
 

Add comment


Security code
Refresh

MujhekucchKehnahai2
MujhekucchKehnahai
Meri Biwi Ka jawab
Meri Biwi Ka jawab
Share/Save/Bookmark