Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya iyo kuwa Kenya ayaa maantay la wareegay Degmada Afmadow ee gobolka Jubada hoose oo ay gacanta ku heysay Xarakada alshabaab.
Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya iyo kuwa Kenya ayaa maantay la wareegay Degmada Afmadow ee gobolka Jubada hoose oo ay gacanta ku heysay Xarakada als...
Read more...
Bari baa Nin Oday ah oo Reer leh guursaday Gabar yar oo aad u Qurux badan, isagoo aad uga baqaya Xaaska weyn oo runtii iyana aad u dabeecad kululeyd, ...
Read more...
Sida aan wada ogsoon...
Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in dalka dib ugu soo laabtay Wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed.
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in xalay uu isbitaalka Gaalkacyo ku geeriyooday madaxii arimaha siyaasadda ee Ururka Ahlusunna Waljamaaca, garabkooda Gobolada Dhexe kadib markii shalay galinkii dambe uu ku dhaawacmay shil gaari oo ka dhacay inta u dhexeysa Dhuusamareeb iyo Gaalkacyo.
Hay,adu qaxootiga aduunka ee UNHCR ayaa waxaa ay markii ugu horaysay ka hadashay dhibaatada oo rayidka ku yeeshay dagaaladii ugu dambeeyey ee ka dhaca wadad isku xirta AFgooye iyo Muqdisho.